Haweeneydii lagu toogtay degmada Baardheere oo War cusub laga soo saaray (Sawirro)

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay Haweeney ay warbaahinta dowladdu sheegtay inay maanta isku qarxin rabtay Ciidamada Booliska Saldhiga degmada Baardheere oo ay Bam ku weerartay, balse ay toogteen ciidamada. Taliyaha Amniga degmada Baardheere Xuseen Maxamed Xasan ayaa sheegay in Haweeneydan aysan xirneyn waxyaabaha qarxa ayna wadatay oo kaliya Bam ay ku weerartay ciidamada ilaalada … Continue reading Haweeneydii lagu toogtay degmada Baardheere oo War cusub laga soo saaray (Sawirro)